(Allkheyraad)
:-Waa caleema saarkii Boqor C/lahi boqor
Muuse Boqor Yusuf oo noqday boqorkii 33aad ee saldanada Daarood.
Waxaa ka soo qayb galay Madaxweyne C/lahi yusuf,
gen cade muse, hassan daahir , wasiiro, xilddhibaano, guud ahaan
Issimada daarood iyo shacab aad u fara badan
oo ka kala yimid Gobolada Jubada Hoose,
Gado,Gal-gaduud, Mudug,
Karkaar,Nugaal, Bari, Sool,Sanaag iyo
Cayn
iyo waliba Cuqaal iyo ismo farabadan oo ka yimid Ismaamulka Ethiopia,
sidoo kale waxaa ayana kasoo qeeyb galay dad weeyne aad u fara
badan
















Allkheyraad
online
Ku Laabo
|