Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Xaflad Qado Sharaf Oo Aad Loosoo Agaasimay AYaa Ka dhacday Magalada London, Xafladaas oo Ay kasoo Qayb galeen Waxgaradka , aqoonyahana, ururka Odayasha SsC, Ururka Haweenka SSC, iyo Ururka Dhalinyrada SSC (SUDO).

Shirkan ayaa Ugu Horayntii Waxa lagu Furay Aayadaha Quranka Kariimka intaas Kadib Waxaa Mikrafoonka Laku wareejiyay Waftifii uu Hogaminayay Musharaxu Oo halkaas kahadla waxayna kala ahaayeen, Caydiid Beer dhagax iyo  Maxamed diririr jigixey,intaas kadib waxa hadalkii Qobsatay Musharax Saleebaan ,,,,

Saleebaan Ayaa Ugu Horayntii Umahadceliyay Jaaliyada reer Uk Sida wanaagsan Ee Ay Usoo Dhaweeyeen,, Musharaxa Oo Khudbadiisu aad Udheerayd kana hadlay Arimo Badan,,,,, Saacadaha Soo Socda Ayan idin Soo gubdin Doonaa,,,

Waxaa Kaloo Meesha Ka Hadlay,,, Xasan Qase, oo shegay in Jaliyad Ahaan Ay taageersanyihiin ayngarab taagan yihiin,, dhinac dhalinyarada ururka Dhalinyarada SSC you (SUDO) Oo Kaalin aad u weyn ka qaday Soo dhawaynta Musharaxa Ayaa Waxa u Hadlay,, Maxamed Suldaan Siciid, iyo Suldaan ibraaim Cali shire ,, oo Sheegay in Dhalinyaro Ahaan Ay Aad usoo Dhawaynayan Musharaxa Maadama uu yahay nin Dhalinyaro Ah oo Maskaxdiisu wali saafi tahay,, ayna garab taagan yihiin,,,,,

Dhinaca Gabdhaha Waxaa u Hadashay Waris Cabdi iskatoos Oo Iyana Mushraxa u hanbalyaysay una Sheegtay Gabdho ahaan in ay taageersanyihiin,,,,,musharaxa,,,,,

Waxii faahfaahin ah waxaad kala socotaa     www.boocame.com


Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net