Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Waxaa gaaray caawa dalka Jabuuti Xubnaha shirka Jabuuti u matalaya DFKM axaana la dajiyey Hotel ku yaala caasimada Jabuuti iyada oo la adkeeyy amaankooda.

Xubnaha DFKM uu hogaamin doono guddoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta qaranka Ismaaciil Macalin Muuse.
Waxaa sidoo kale la shaaciyey xubnaha uga geybgalaya shir Jabuuti DFKM waxaa ayna kala yihiin

Xubnaha Wasiirada matalay DFKM Shirka Jabuuti

1-Wasiirka dib u heshiisiinta iyo dib dhiska gobollada Max’ed Cabdi Ashkir
2-Wasiirka Maaliyada Max’ed Cali Xaamud
3-Wasiirka Hawlaha Guud Nuur Iddow Bayle.

Waxaa sidoo kale la shaaciyey xildhibaanada ka qeyb galaya shiraka Jabuuti waxayna kala yihiin.

1-Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil

2-Max’ed Max’ud Xayd

3-C/rashiid Carrabay.

4-C/lle Boos Axmed

madaxey :-weriyaha
Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net