Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Weerar lagu qaaday fadhiisinka ciidanka booliska Soomaaliyeed ee degmada Waberi ayaa xalay ay gacanta ku dhigeen kooxaha ka soo horjeeda siyaasada dowlada ku meelgaarka iyo joogitaanka ciidamada Eithopia ayaa xalay abaarahi 5:45 weerar ku qaadeen saldhigaase oo laysku adeegsaday hubka noocyadiisa fudud ka dibna ay gacanta ku dhigeen kooxaha ka soo horjeeda dowlada

labo kamid ah askarta ayaa ku geeriyootay weerarka oo maykoodii dhexyiilay saldhiga gudahiisa halkaas oo looga cararay dadka deegaanka ayaa arkayay dhaawac soo gaaray mid ka mid ah qolooyinkii soo weeraray ilaa iyo hada qaasooriyinka dhabta ee soo gaaray shacabka lama oga daqiiqado ka dib dib ayeey ugu laabteen qolooyinka gacanta ku dhigay saldhiga waabari ee magaalada Muqdisho.

 

 


Mohamed Omar Mohamed
Email: nageeye114@hotmail.com
Xafiiska warqabadka allkheyraad.com ee magaalada Mogadishu

Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net