Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Xafladan Oo Aad Losoo Agasimay Ayaa ugu Horayntii Waxaa Aayado Quraan Ah  iyo Wacdi kufiray Maxamed Suldaan Siciid.

Furitaanka Kabacdi Xiriiriyaha Xaflada ibrahim Abtile Aya Kusoo Dhaweeyay Maxamed Saleebaan jigixey oo kawaramay Taariikh Nololeedka Musharax Jagada Madaxweynanimada Puntland 2009 Saleebaan Ciise Axmed kaar.

Intaas Kadib  Waxaa Sidiiran Hadalkii Loogu Soo Dhaweeyay Musharaxa Da'da yar Dr Saleebaan Ciise Axmed kaar Oo Halkaas Kasoo Jeediyay Khudbad Aad udheer Oo Dadka Meesha Joogay Aad ula Dhaceen Mushraxa  Ayaa Kahadlay Qodobadan Soo Socda...

Midnimada:- In lamideeyo Dadka kunool dowlada goboleedka puntland,,haday ay mudoobaana ay helaayaan horumar,,,  maamulka  Hada Puntland hayana  ay ku guuldaraysteen Midnimada Shacabka Puntland,

Nabadgalyada:- Xalada Nabad galyo ee puntland hada Aad iyo aad ayay u hoosaysaa iyada oo ay ka mAqanyihiin Hada Gobolo Kamid Ah Puntland .,,, mushraxa oo balan qaaday in sida ugu dhakhsaha badan uu usoo celin doono gobolada maqan kuwa kalena difaaci Doono,,,,,

Hurumarka:--  Maamulku waa in uu horseedo barwaaqada iyo horumarka shacabka reer puntland ,,, waa shacab lagu Dhex Noolaankaro ,,, waa shacab bisil...

Waxbarashada:- schoolo in ladhiso Daboolo Baahida Waxbarasho,,,, Macalimiin Tayo leh in La tababaro,,,,,, in uu Ladhiso Jaamacad Soo Saarta Macalimiinta.,, waa in School Loohala Dadka Danyarta ah school free ah lacag la aan ah,,,,,

Caafimaadka  daryel caafimaad oo gaadha deegaanada uu ka gooban yahay Puntland ,,,,,,, Musharaxa waxa uu yiri''''' Cusitaal ugu weyn somalia ayan kasameyay Buuhoodle si uu u noqdo cisbital dadka anfaca insha alah....

Dhaqaalada  in ladhiiri galiyo ganacsatayaasha reer puntland in ay ka faaidaystaan  ganacsiga xoolaha,,, in la gordhiyo ganacsiga Bosaso oo noqongarta Dubai Somalia,,,,Wadooyinka in ladhiso,,,Cusbitaalada ,,,,stationo police.,,,

Musharaxa Waxa uu Balan Qadan Marka uu Ku Guulaysto Doorashada Madaxtinimada,,, Waxan Samaynaya Hay'ad Kantarosha daawooyinka iyo qalabka Caafimaadka ee soo geleya.,,,,,,, inaan Keeno Dhakhaatiir tayo leh kuwo som aliyeed iyo kuwo ajabani ah ba,, waa in laka kaaftoomo in dadka dibada looqaado.

Khudbada Mushraxa Aad Udheerayd Waxbadana Aanu Katagnay khubbadiisa,,,,

Waxa kaloo Meesha Kahadlay Xubo Fara badna oo ay kamid yihiin,,,,

  1. C/laahi Axmed Aadan
     
  2. Xasan maxamed Salax (xasan Somali)
     
  3. Aadan guureeye Kaarshe
     
  4. Maxamed Cabdi ismaacil (joornal)
     
  5. Xaseen axmed xasan Fiqi
     
  6. Mahdi Aadan Ducaale (fagase)
     
  7. Aamino Axmed ismaacil Mire
     
  8. Ugaaso Mire ,,,,,,,,,,,OO buraanbur Soo jeedisay
     
  9. iyo dadkale Oo fara badan.....


 

M.M.H.Shire/ Boocame.com


Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net