Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Dalka holland oo guul daro la hoyday caawa ka dib markii ciyaartoda dalka ruushka ay ku quusiyeen 3-1.

ciyaartaan oo ahayd mid ay sugayeen dhamaan reer holland iyo soomaalida degan holland gaar ahaan magaalada Rotterdam.

 

 

Russia's Roman Pavlyuchenko, left, scores the opening goal.

waxaana ka qeyb galay difoosayaal tiradooda 100.000 hollandes ah kor u dhaaftay waxayna ku noqotey cashar lama ilaabaan ah .

waxaa xusid mudan leh labada tababare waxay u dhasheen isla dalka holland waxaana lagu kala magacaabaa tababaraha holland marco van basten oo ah cayaartoygii u soo hoyay guushii ay qaadeen labaatan sano ka hor 1988, iyo hiding guus oo ah abre caanka ah dunidan aan ku nool nahay.

 


 

 

 

Allkheyraad online
Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net