(Allkheyraad)
:-Anagoo
kala ahjaaliyada soomaalida aarhus denmark, qaasatan dadka hoos
magacyadooda ku qoran yihiin waxaan halkan bogaadin iyo hambalyo aan la
soo koobi-karin hawada u marineynaa caruuska Bashiir Axmed Cabdulle (Garweyne)
iyo caruusada Ziina Jawhar Islaam oo ku aqal-galay magaalada Dimisihiq
ee caasimada Suuriya, taariikhdu markey aheyd (18-06-2007), waxaana EEBE
ooga baryaynaa inay noqdaan kuwii isku-waara ubad-kheyr-qabana isu-dhala
(Aamiin-Aamiin).
Dadka tahniyada diraya ayaa ku kala sugan,dalalka kala
ah,Canada,Norwey,Holland,Swizerland,Mareykanka,Austaliya,South-Afrika,Somaliya,
Denmark qaasatan Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada (Arhus).
Magacyada dadka tahniyadan qaaliga ah diraya:
1-Sahro Garweyne
2-Abuukar Garweyne
3-Yuusuf Axmed Oor(Yuusuf-maxaan cunaa)
4-Qaasim Garweyne
5-Yaasiin Garweyne
8-Caasho Garweyne
9-Asad Garweyne
Aasbaro iyo muunye
Abkariin miicaad,Abdisaan arab
Shirwac dheere, Baashi dheere
Goobe iyo Saciid shabeel
Cabdi-salaan,Cabdul kubeey
C/rashiid siyaasi, ina caydiid
Baayax iyo cali miicaad
Cabdi Xasan, Ahmed Bariir
Suleymaan jilba, Abdi suuley
Daahir Gaab iyo ahmed askeri
Xassan Dheere
Maxamed Jaamac
Nuur Cismaan
Maxamed Black
Cusmaan cabdi maneeno
Cabdulaahi xabeeb
Al-Xaaji garaar iyo Culusoow
Cumar Heegan
Cali Xasan
Ilkacase iyo qooreey
iyo dad kale oo badan halkaanina aanan ku soo koobi karin
Caruuska iyo Caruusada iyo dhamaan Reer Garweyne iyo Reer Jowhar
Islaam,waxa ay mahad-gaar ah codsadeen in laga gaarsiiyo Axsaabtan hoos
ku qoran magacyadooda oo si hagar la,aan ah oo niyad-sami ah ooga
qeyb-qaatay qabsoomida Arooskan ka dhacay dalka Suuriya,waxayna kala
yihiiin dhalinyaradan magacyadooda :
1-Qoraaga caanka ah ee Soomaaliyeed (Xuseen Yaasiin Godo-Godo) oo loo
yaqaan (Tiibo-Talyaani)
2-Nabadoon Daahir Xalane
3-Maxamed Jaamac Nuur (Waran)
4-Yuusuf Barawaani
5-Kaamero man-ka ahna Weriyaha Teleefishinka (Universal-Tv)ee dalka
Suuriya (Mudane-Axmed-Baajuu)saaxiibayaal (Shantiina-Dhalinyaro)abaal
weyn baan idiin-heynaa weligeena idinma hilmaami-doono hadii aan nahay (Reer
Garweyne iyo Reer Jowhar Islaam).
Allkheyraad
online
Ku Laabo |