Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Cabdiraxman cabdishakuur warsame oo ah madaxii isbahaysiga ee wafdigii ka qaybgalayn shirkii jabuuti ayaa  ku gacma sayray hadalka kaso yeeray ururka al qaacida.

 

Xubno badan oo kamid ah isbahaysiga dib uxoraynta dalka soomaliya aya waxaa ay hadalkii al qaacida ku til maameen mid  aan waxba kajirin iyagoo sheegay soomaaliya in ay ubahan tahey dowlad islam ah iyo dhibka katagan cid wax kaqabata ayna ladagaalameen ciidamada QM iyo wixii soomaaliya xal uwada.

 

Cabdirixman Cabdshakuur warsame oo kamid ah isbaheysiga dib uxoraynta dalka soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ayna werarayn ciidamada ka socda QM waxaa ay ladagaalamayan na yatahey ciidamada ethiopianaka ah ee xooga ku sogalay dalka.

 

Iska fogaynta ladagaalanka ciidamada QM ayaa waxaa uu ku soo aadaya xili mudo kooban lasugayo in ciidamao nabadilaaliyaal ah la kenayo dalka soomaaliya isgoo sheegay in ay iyagu ladagaalamayan ciidamada ethiopiannka ah shacabka somaaliyeedna ay taa ku taageerayaan waxaa kaloo uu shegay in dadka soomaaliyeed ay doonayaan ciidamaad QM iyaguna aysa ladagalamayn.

 

Cabdirixman cabdihskuur warsame ayaa shegay in Ururka al Qaacida uusan ku lahayan dalka soomaliya saldhig ama xarun wax xiriir ah na uusan lalaheyn marwalba uu sheego hadalo ku aadan ciidamada islamka ee kadagalama dalka soomaaliya marwalbana arimo kadhan ah amaanka soomaaliya ay ku hadlaan.   

Allkheyraad online
Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net