Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Ciidamadaan ayaa baryihii ugu danbeyey ku noqnoqonayey inta udhaxeysa garasyaani yo magalaad badalwayne iyagoo manta isugu tagey bundada janta kundhishe.

 

Ciidamadaana ayaa waxaa barayahaan isga dabakalabanayey inta udhaxeysa garasyani iyo B/wayne iyaadoo meelo badan oo kamid ah ay dagaalo ku dhaxmareen xoogaga ka soohorjeeda ee diidan joogitankoda.

 

Ciidamadaan ayaa hada waxaa ay ku sugan yihiin buundada janta kundishe iyagoo is ku soo aruursadey halkaa mar kii shalay dagaalo xoogan lagu qaadey oo ay wadooyinka kusugnaan waayeen.

 

Cidamada ethiopianka ah ee kusugan gobolada hiirana ayaa waxaa soo foodsaarey dagalo xoogan iyagoo wadooyinka waaweyn ee ay is ticmaali lahayeen jid gooyooyin loo dhigayo oo hatan dib ugu soolaabten bundada janta kundishe.

 

Lamagaranyo qasaarihii ka dhashey dagalkii shalay ku dhex maray ciidamada ethiopianka ah iyo xoogaga kasoohorjeeda oo mudo kudagaalamayey gobolada hiiraan.
 

Allkheyraad online
Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net