Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Jeneral Cadde Muuse xirsi oo amar ku bixiyay wax ka qabashada amaan darada ku soo kordhasa magaalada kaalgacyo

Iyadoo isla habeenkii xalay soo gaadhay magaalada Gaalkacyo ee xaruta gobalka mudug taliye kuxigeenka ciidamada booliska Puntland maxamed Xaaji Aadan .

Taliye kuxigeenka ayaa wuxuu socdaalkiisa kas oo ambaqaaday dagmada Eyl ee ka tirsan gobalka Nugaal isagoo sheegay in uu madaxweyn Cadde Muuse ku amray in uu aado magaalada Gaalkacyo oo maalmihii ugu dambeeyay ay falal dilal ah iyo walib qaraxyo kas ocdeen.

Taliyaha ayaa maanta wuxuu kulamo la qaadanayaa madaxda iyo maamulka gobalka oo uu ugu horreyo kan uu maanta la yeeshay gudoomiyaha gobalka Mudug Daahir C/qaadir Daahir Af- low.

inkastoo kulankii maanta ay wada yeesheen taliye ku xigenka iyo gudomiyaha gobalka aysan wax war ah ka soo bixin waxyaabihii ay ka wada hadleen ayaa waxa la sheegayaa in kulamada uu talaiyaha la qaadan doono masuuliyiinta gobalka iyo odayaasha dhaqanka lagu saari doono sidii loo xaqiijin lahaa amaanka gobalka iyo kan dagmada

Allkheyraad online
Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net