Home

   

Kontakt

(Allkheyraad) :-Shiikh Yusuf Indhacadde “Shirka dib uheshiineed meel u kadhacey anagu ma aana arag  hadii uu jirana waa qolooynkii abdulahi yusuf oo doonaya dastuur in lagu wado wadanka iyo sharciyada aan logabahnayan dalka go ankayaguna waxaa uu aha in kitabka laqudhaqo wadanka cadowgana wadanka laga saro”

 

Indhacadde “Ethiopianka meel ay kubaxayaana ma ana arag qodobkana waxaa kamid ah 120 cisho waana qodob qoran ee ma ahan mid hada lagu dhaqaaqayo”.

Halkaan ka Dhageyso

 

Mar uu ka hadlaayay Ciidamada Ethiopianka ah waxaa keenay qaramaad midooway yadaana saaraysa  ee ma ahana mid aan anagu keenay wadankana xoog ayan kaga saaraynaa shaydaan qaramada midoway iska soodhigay ka sugimayno in uu naga saaro.

 

Ciidamada mujahidiinta waxey balan qaadeen in ay kasaaran wadanka cadowga iyo gaalada ku sooduushey dalka soomaliya wayna kasarayaan in sha alaah.

 

Kuwa ka qayb galay shirka looqabtay galada ee jabuuti lagu qabtey dadka kaqayb galay waxaan u sheegayaa in ay ka toobad kenaan oo usoolabtaan kutubka is laamka masuuliyada ay uhayana umada soomaaliyeed kutubka haku salaysnado.

 

Nin kii xilka gudan waayo waa laga qaadaya xilka  nin xilkiisa katageyna cidna wax usheegan meyso waxaana ufuran toobad keen hadii aduunyo uagysayna waxaan leeyahey iimanka alaha usooceliyo hadii baqdini ay ugausayna baqdfinta allaha kaqaado.

 

Dadka soomaaliyeed waxaan usheegayaa meel kasta oo ay joogaan dalkoodii in cadow ku sooduulay cadowgaas oo aan ahen mid mel fog kayimid ee uu yahey mid daris la ah hadii ayna wadan keena kaxorayna ay keensanayaan caruurtoda iyo naagahooda inta qofkamid ah ciidamada islamka xoog ayan kagasaraynaa wadanka waana ku fialnahey ee cid inay inaga sarto umabahnin .

 

Sidaa Waxaa yiri Shiikh Yuusuf M Siyaad indhacadde Mar uu Saxaafadda uu War siiyay Caawa.

Allkheyraad online
Ku Laabo

Copyright © 2006-07 Allkheyradka--design:- Bashka

Top 10 songs

Waraysi Xiiso Badan

Aniga Waa La Igu Gumaystay Dhageyso
 

Somali links

Boocame
Calanka
Kismayo post
jirac.com
abaaqaroow
Somaliweyn
Horseednet
jidbaale
shabelle.net