(Allkheyraad)
:-Sheikh Xasan daahir Aweys oo 18sano ka mid
ah hogaamiyaasha ku loolamaayey mar uun in ay qabtaan talada dalka ayaa
xiligaan ah mucaaradka sidaweyn ugu soo horjeedo nabad ku soo dabaalida
Soomaaliya isagoona aminsan nabad uusan isaga keenin in aysan ka dhalan
karin Soomaaliya.
Sheikh Xasan Daahir ayaa ku eedeyey Sheikh Shariif in uu ka leexday
wadadii uu u jeexay taana ay keentay in uu qaato talo aan lala ogeyn oo
jeebkiisa ah .
Sheikh Xasan ayaa sheegay sheikh
Shariif in uu Mareykanka dhinaciisa u wareegay taana ay keentay in aan
ku fadhiisto booska Sheikh Shariif Sheikh Axmed markii la gaaro 3 Julay
2008 waxii xiligaa ka danbeyana aniga ayaa ahaan doono gudoomiyaha
isbaheysiga dib u xureynta
Sheikh oo u warmaayey wargeyska
Al-sharqal Awsad isagoo ku sugan Asmara ayaa la ogeen waxay ay ka badali
doonto xil shaqsi laga qaado uu shaqsi kale ku fadhiista taasoo aan ku
cusbeen Soomaaliya oo 18sano ee la soo dhaafay hal urur uu u kala jabay
10 urur waxaana laguxasuusan karaa Cali iyo Ceydiid oo hal urur ku
heshiinwaayey oo keentay bur burka gaaray Soomaaliya
Intabdan hogaamiyasha urur Soomalida ayaa xaasaskooda iyo ilmahooda ku
nool yihiin wadamada Dibadda taana waa tan keentay in aysan u danqan
shacabka Soomaalida ah ee lagu duqeynaayo Soomaaliya
Si kastaba ha ahaate cadowga
guul ayey u tahay mar walba oo soomalida dhaxdeeda is qilaafto waxaana
la hubaa waxaan midnimo lagu helin in aan tafaraaruq cid ku heleysaa
aysan jirin
Allkheyraad
online
Ku Laabo |