Home

Muxaadaro

Quraan

Contact me

RAALI GAREYN:-FADLAN AKHRISTAYAASHA SHARAFTA LEH WANU KA XUNAHAY QADARKA YAR AAN HAWADA KA MAQANAHAY    
Radio Links

Radio Banadir

MarkaCadey Radio     duhur
MarkaCadey Radio    casar
MarkaCadey Radio    fiidka
MarkaCadey Radio    casar
MarkaCadey Radio    fiidka

 sports links

somalispots
cayaaraha
kubadda

Aldeen Sides

al aflax

G/ imaamyada

Somnews Links

Allkheyraad
Boocame
Xiinfiniin
Gololay.com
Allpuntland
Allsanaag

Allidamaale

Hamareey
jirac.com
Carmooyin
Aayatiin
Jidbaale
Casuura
HolHol
Alldarwiish
Ceegaag
Sarmaanyo
wadaninimo
Radiowadani
BBc somali
Dayniile
Horseednet
Hobyonet
idamaale 
Allbaargaal   
somalidocTV
Qownet
R free somalia
shabelle.net
 

Allkheyraad news update

Kala soco Tv Universal oo lagu guulaystay tijaabadii ugu horeysay oo aad live ugu daawado internetka 

Madaxweynaha dalka South Afrika Mr.Tabo Mbeki ayaa ka raali geliyay soomalida dhibkii iyo bililiqada loogu geystay  dalkiisa  26/06

Guddoomiyaha Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose ayaa markii ugu horeysay ka hadlay afduub ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha  26/06

Jaaliyada soomaalida degan aarhus denmark oo tahniyad hambalyo u diray Caruus Bashiir Ahmed iyo boqorada Ziina jowher islaam oo arooskoodu ka dhacay dalka siiriya(SAWIRO)   25/06

Jeneral Cadde Muuse xirsi oo amar ku bixiyay wax ka qabashada amaan darada ku soo kordhasa magaalada kalgacyo  25/06

Ururka dhalinyarada somaliyeed (Alshabaab) oo balan ku qaaday inay  dagaalamayaan inta cadowga itobiya ka baxayo dhulkooda (VIDEO)  25/06

C/raxman c/shakuur oo ah madaxii isbahaysiga ee wafdigii ka qaybgalay shirkii jabuuti ayaa  ku gacma sayray hadalka kasoo yeeray ururka al qaacida   24/06

Sheekh Yuusuf indhacade oo sheegay in sheekh shareef uu  toobad keeno dibna ugu soolabtaan kutubka Halkaan ka dhageyso   23/06

Allaha u naxariisto Marxuun Nuur Muudey oo xalay falaar lagu dilay magaalada marka   23/06

Ciidamada itoobiya ka dib dagaalo culus oo loogula horyimid ayay hada isku uruursadeen buundada jenta kuwiin dishe ee g/hiiraan   23/06

Xubno ay ka mid yahiin sheekh shariif iyo C/rahman c/shakuur oo la kulmay jaaliyada soomaalida kenya   22/06

Andrei Arshavin oo ka dhaliyay dalka holland goolkii guusha iyo tababaraha ruushka Hiding guus  oo  3-1 kaga badiyay dhigiisa  marco van basten   22/06

Sarkaal ka tirsan hay'adda UNHCR ee qoxootiga ayay rag hubeysan ku afduubteen duleedka Muqdisho   22/06

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujiyay  toddobaad gudahiisa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu dilay tiro 40 ruux oo rayid ah    21/06

Sheekh Hassan daahir oo xilkii ka qaaday sheekh shariif isla markaana isaga dib isugu  magacabay hogaamiyaha ururka  asmara   20/06

Cali ahmed jamac jengali aya shaaca ka qaaday in dhankooda ay dadaal ugu jiraan sidii ciidamo badela itoobiya loo keeni lahaa    20/06

Maamulka banaadir ayaa xaalad xun ku tilmaamay nolosha dadka ka barakacay muqdisho   20/06

Sheekha ayaa sheegay in xabbadu ay joogsanayan ilaa iyo inta jadwal rasmi ah looga samaynayo bixitaanka ciidamda Itoobiya (WAREYSI)  20/06

Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo ku eedeeyay Xukuumadda Carbeed ee Qadar inay sabab u tahay xaalada amaan daro ee ka jirta dalka 19/06

Labada masuul ee ugu sareeya ururkii asmara lagu dhisay oo la kulmay safiirka mareykanka arimaha soomaaliya  19/06

Gudoomiyaha gobalka banaadir Maxamed dheere oo ku eedeeyay waxa soomaaliya ka degi weyday inay yahiin kooxda alshabaab. 19/06

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya ayaa saaka dib ugu soo laabtay Caasimada Soomaaliya, kadib safaro uu ku tagay Addis Ababa iyo Jabuuti. 18/06

Ciidamada soomaaliya iyo kuwo itoobiyaanka ah oo fariisimo cusub ka sameystay kaaraan iyo huruwaa  18/06

Madaxweynaha jabuuti ismaciil cumar geelle oo qado hoygiisa ugu sameeyay wefdiga madaxweyne C/laahi yuusuf iyo cade muuse (SAWIRO) 17/06

Dawlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa Xoolo (Geel.lo iyo ariba) ugu deeqday Jamhuuriyada Jabuuti  17/06

Ciidamada maxaakiimta oo soo galay gudaha magaalada jowhar iyo kuwa madaniga oo isaga baxay saldhigyada  17/06

Qaramada midoobay oo shaacisay ciidamada lagu wado in somaaliya lageeyo dalalka ay ka imaanayaan  17/06

Isgoysyada istaraatijiga ee magaalada muqdisho oo ay maanta la wareegayn ciidamda itoobiya     17/06

Garabka labada shareef oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda dalka kenya Neirobi  16/06

Jeneral cadde muuse xirsi oo ka hadlay doorashada puntland iyo dib u heshisiinta dalka jibouti  16/06

Madaxweyneha dowladaa fedaraalka soomaaliyeed  C/laahi yuusuf ahmed oo mar dhaweyd ka degay dalka jibuuti 15/06

C/laahi sheekh hassan oo Wareysi uu kaga hadlayo di uheshisiinta iyo waxa la gudboon isbaheysiga asmara (DHAGEYSO)  15/06

Dagaal dhimasho iyo dhaawac keenay oo ka dhacay gudaha magaalada kismaayo 15/06

Cutubyo ka tirsan ciidamada meliteriga itoobiya oo xalay isaga baxay magaalada baladweyne ee g/hiiraan 14/06

Mareykanka oo shaaciyay inuu xayiraad saaray hay'ad dalka kuweyd oo lagu eedeeyay inay takulayso mucaaradka   14/06

Magaalada muqdisho oo ay ku soo badanayan dilka dadka rayidka ah lo gaysto lagana dhex helo xaafadaha dhexdooda    14/06

Dagaalo dhimasho iyo dhaawac geystay oo fiidka caawa ka dhacay deegaanka kala baydh ee gobalka hiiraan    13/06

Dagaalo saakay ka bilawday qaar ka mid ah degmooyinka magaalada muqdisho iyo ciidamada dowlada oo ...    12/06

DSC00449_0014_014.jpg picture by puntlanstateuniversty

Shir aad loo agaasimay oo ka dhacay dalka mareykanka magaalada  minneapolis oo deeq loogu ururinyey jamacada puntland state universty(Sawiro)    11/06

Hogaamiyaha  Islaamiyiinta ee jubooyinka  ka dagaalama  ayaa qaadacay heshiis maalin ka hor lagu gaaray Jabuuti   11/06

Dagaal ka qarxay maantaJabuuti iyo Eritrea xadka kala qeeybiya labada wadan gar ahaan meesha lagu magacaabo Ras Doumeira   11/06

Madaxweynaha punland gen/Mahamuud muuse xirsi ayaa heshiiskii jabuuti ku tilmaamay guul ummada somaliyeed u soo hoyatay   10/06

Shacabka Soomaaliyeed ee jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayaa soo dhoweeyay heshiiska xalay magaalada Jabuuti    10/06

Gudoomiyaha Somali Communtiy in Danamrk Cabdirishiid Shikh (Siyaasi) oo si weyn usoo dhaweyay heshiiskiixalay lagu gaaray Jabuuti   10/06

Sheekh Hassan daahir aweys oo ku tilmaamay shirka jabuuti natiijo wax kama jiraan ah  10/06

Masuuliyiinta usareeysa labada dhinac oo cawa la hadalay Saxaafada ayaa si buuxda u soo dhaweeyey kuna tilmaamay mid guul ah  dhaxagalna u'ah umada Somaliyeed    10/06

Axmedu Weldu Cabdalla ayaa muujiyay inuu shirka jabuoti ku dhamaanayo fashil hadaanan labada dhay ay la imaan tanaasul i  09/06

Goobahii shalay dagaalada ka dhaceen oo maanta degan iyo idaacada shabeele oo hawada ka maqan weli  09/06

Dhimasho iyo dhaawac sababay weerar xoogleh oo lagu qaaday guriga gudoomiyaha baarlamaanka   09/06

Ciidamada Uganda ee jooga Soomaaliya ayaa saakay howgalo miina Baaris ah ka Samaeyay Wadada Dheer isku xirta KM4 iyo Garoonka Diyaaradaha   08/06

Baaq ay jaaliyada SS iyo cayn ee  denmark (Aarhus) ay ku taageerayaan go'aamadii shirka tukaraq ka soo baxay   08/06

Waxaad ka helaysaa wararkii hore
Halkaan Riix     21/04

Copyright © 2006-07 webmaster@allkheyraad.com                                 design:- Bashidheere

Hanmablayo arooska caruus Fuad c/dahir (xayir) iyo Marwo Qadra Jama Aden oo ka dhacey xudun ee gobolka sool  

Wareysiyo

Madaxweyne c/lahi oo UNka ka horjeediyay qudbad halkaan ka daawo   
C/qaasim salaad oo ka hadlay sida uu u arko xalka somaliya Dhageyso
 
Daawo war saxaafadeedkii jangeli uu ka jeediyay unka        
 
Munaasabad aad loo agaasimay laguna furayay xafiiska allheyraad iyo gololey oo lagu qabtay hotel Banadir ee magaalada muqdisho (Sawiro)   09/05
Sheekh Hassan dahir oo uga tacsiyeeyay ummada soomaaliyeed geerida macalin Adan xaashi cayroow iyo ... (Dhageyso)
Gudomiyaha gobalka banaadir oo ka hadlay  Arimaha dib u hishisiinta iyo arimo kale oo badan  (Dhageysi)    01/04
Nadwo aad uqaali ah oo Magaalada Boosaaso ay ku qabten sh.c/qadir Nuur  dhageyso
C/laahi sheekh hassan oo Wareysi uu kaga hadlayo  waxa la gudboon isbaheysiga asmara (DHAGEYSO)  15/06